Guddiga Doorashada Hirshabelle oo War kasoo saaray Cabasho ay soo gudbiyeen Musharaxiin

Qaar kamid Musharaxiinta u taagan kursi kamid ah kuraasta Aqalka sareĀ  ee doorashadiisu ka dhaceyso magaalada Jowhar ayaa halkaasi isaga soo tagay iyaga oo ka cabanayay faragelin lagu hayo doorashadxa kursiga ay u tartami lahaayeen Musharaxiinta ayaa sheegay in kursigan doorashadiisa uu faragelin toos ah ku hayo Gudoomiye kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka Hirshabelle , iyaga … Continue reading Guddiga Doorashada Hirshabelle oo War kasoo saaray Cabasho ay soo gudbiyeen Musharaxiin